HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo Maanta kulan la yeeshay Safiirka cusub ee Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta kulan la yeeshay Safiirka cusub ee Mareykanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka cusub ee dowladda Mareykanka ee dhawaan u soo magacaawaday Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Mareykanka ee Larry Adre ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labad dal iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka gaar ahaan doorashada Golaha […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka cusub ee dowladda Mareykanka ee dhawaan u soo magacaawaday Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Mareykanka ee Larry Adre ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labad dal iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka gaar ahaan doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo u muhiimsan tan Madaxweynaha dalka.

- Advertisement -

Kulanka dhexmaray labada Mas’uul ayaa waxaa sidoo kale looga wada arrinsaday inta uu socday Arrimaha amniga iyo la dagaallanka wax loogu yeero argagixisada iyo kaalinta Mareykanka ee wax ka qabashada abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Safiirka Mareykanka Larry Adre ugu hambalyeeyay xilka ee loo soo magacaabay, sidoo kalena uu Safiirka u mahadceliyay Rooble.

Kulanka uu Ra’iisul Wasaare Rooble la yeeshay Safiir Larry Adre ayaa waxaa ku wehlinaayay Wasiirka amniga xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo xubno kale oo ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha…

- Advertisement -

Kulankan ayaa ku soo aaday maalmo, kaddib markii Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka uu ku dhawaaqay dhaqan-gelinta xayiraado ka dhan ah shaqsiyaadka lagu eedeeyay inay wax u dhimayaan dimoqraadiyadda, caga jugleynta ka dhanka ah Suxufiyiinta.

Latest stories