HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo soo saaray Liiska Musharaxiinta kursi ka harsanaa Aqalka Sare

Madaxweyne Qoorqoor oo soo saaray Liiska Musharaxiinta kursi ka harsanaa Aqalka Sare

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska Musharixiinta u tartamaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dowladda Federalka Soomaaliya Xubintii u danbeysay. Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Qoorqoor ayuu ku shaaciyay in kursiga ka harsanaa Aqalka Sare ee Galmudug ay ku tartami doonaan Musharaxta kala ah Farxaan Cali Maxamuud iyo Naciima […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska Musharixiinta u tartamaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dowladda Federalka Soomaaliya Xubintii u danbeysay.

Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Qoorqoor ayuu ku shaaciyay in kursiga ka harsanaa Aqalka Sare ee Galmudug ay ku tartami doonaan Musharaxta kala ah Farxaan Cali Maxamuud iyo Naciima Yuusuf Maxamed…

- Advertisement -

Kursigan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay oo ka tanaasulay Senator Yuusuf Geele Ugaas Dhagey oo ahaa Mas’uulka kaliya ee galay labo doorasho Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, isagoo ugu dambeyn ku guuleysatay kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad.

Latest stories