HomeWararGuddiga Doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay Jadawalka Doorashada 7 kursi

Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay Jadawalka Doorashada 7 kursi

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada kuraas hor leh oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, kuwaasi oo lagu doorto Muqdisho. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayey ku sheegeen inay qabanayaan doorashada 7 kursi oo Golaha Shacabka ah, isla markaana diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada kuraas hor leh oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, kuwaasi oo lagu doorto Muqdisho.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayey ku sheegeen inay qabanayaan doorashada 7 kursi oo Golaha Shacabka ah, isla markaana diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya kuraasta ay bilaabaneyso 15-ka bishaan Febraayo.

- Advertisement -

Guddiga doorashada ayaa shaaciyay in doorashada kuraasta tirsigoodu kala yihiin HOP#212,HOP#207,HOP#246,HOP,258,HOP#259,HOP#243 iyo HOP#206 ay ka dhaceyso 16-ka bishaan Febraayo, waxaana doorashada lagu qabanayaa Dugsiga Jeneraal Kaahiye.

Guddiga doorashada Gobolda Waqooyi ee Somaliland ayaa si dardar leh ku wada doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, waxaana haatan la doortay inta badan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Somaliland.

Latest stories