HomeCaalamkaWeerar sababay Dhimasho oo ka dhacay Magaalada Minneapolis

Weerar sababay Dhimasho oo ka dhacay Magaalada Minneapolis

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa waxaa shalay weerar loo adeegsaday rasaas oo lagu qaaday laba ruux oo isla socday, xilli ay ku sugnaayeen Minneapolis. Afhayeenka Booliska Magaalada Minneapolis Garrett Parten ayaa sheegay in toogashada ay labada qof ku dhinteen ay ka dhacday halka ay iska jaraan wadooyinka 21st and Sheridan avenues north. Toogashadan ayaa […]

- Advertisement -

Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa waxaa shalay weerar loo adeegsaday rasaas oo lagu qaaday laba ruux oo isla socday, xilli ay ku sugnaayeen Minneapolis.

Afhayeenka Booliska Magaalada Minneapolis Garrett Parten ayaa sheegay in toogashada ay labada qof ku dhinteen ay ka dhacday halka
ay iska jaraan wadooyinka 21st and Sheridan avenues north.

- Advertisement -

Toogashadan ayaa dhacday saacadu markii ay ku beegneed 3:45 galabnimo ee waqtiga dala Mareykanka.

Booliska ayaa helay labbo qof oo baabuur lagu dhex toogtay, shaqaalaha gurmadka deg-dega iyo booliskii goobta soo gaaray ayaa gurmad deg-deg ah u fidiyey labadda qof ee la toogtay, balse isla markiiba waxaa meesha ku dhintay labadda qof ee toogahadda lala beegsaday.

Weli lama shaacinin labadda qof ee la dilay magacyadooda, da’dooda iyo jinsiyadooda.

- Advertisement -

Maalin kahor ayey aheyd markii meel waxyar u jirta goobta labadda qof lagu dilay, lagu toogtay oo lagu dhaawacay darawal Soomaali ah oo waday baska Iskuuladda, isaga oo xiligaas gaariga ku wada saddex carruur ah.

Booliska Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ayna haynin qofka toogashada ku dilay labadda qof, isla markaana ay wadaan baaritaano kala duwan oo ku aadan dhacdadaan sababtay dhimashada.

Latest stories