HomeCaalamkaRuushka oo Dhoolatus Milateri ka bilaabay  Belarus iyo dhaleeceyn kulul oo loo...

Ruushka oo Dhoolatus Milateri ka bilaabay  Belarus iyo dhaleeceyn kulul oo loo jeediyay

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ruushka ayaa 10 maalmood oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus khamiistii, wuxuuna lix ka mid ah maraakiibtiisa kusoo xiray deked istaraatiiji ah oo ku taal Badda Madow, taas oo uu dhaleeceyn kulul kala kulmay saraakiisha Ukraine oo ku sifeeyay ficillada Moscow inay sii kordhinayaan xiisadaha gobolka.

Dhaqdhaqaaqa Ruushka ee Belarus ayay ka qaybqaatay kumannaan ciidamo ah iyo hub casri ah sida gantaalada S-400, kuwa difaaca hawada ee Pantsir system-ka iyo diyaaradaha dagaalka ee Su-35.

- Advertisement -

Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in lix markab ay gaareen dekedda Sevastopol ee gobolka Crimea, taas oo Moscow ay ka qabsatay Ukraine sannadkii 2014-kii. Maraakiibta Ruushka ayaa dejinaya ciidamada, gaadiidka iyo agabka kale.

Saraakiisha Moscow iyo Minsk ayaa sheegay in ciidamada Ruushku ay soo gabagabeyn doonaan dhoollatuska, ayna ka bixi doonaan Belarus kadib 20-ka February. Laakiin saraakiisha reer galbeedka ayaa weli ka baqaya in Ruushka oo duulaan ku ah Ukraine uu kusoo dhawaado isaga oo wata 100,0000 oo ciidan ah dal ay mar wada ahaayeen midowga Soviet.

Wadahadal u dhaxeeyay Ukraine iyo Ruushka ayaa Khamiistii soo idlaaday yadoo aan wax horumar ah laga gaarin.

- Advertisement -

 

Latest stories