HomeCaalamkaMadaxweyne Joe Biden oo farriin Deg-deg u diray Muwaadiniinta Maraykanka ee Ukraine

Madaxweyne Joe Biden oo farriin Deg-deg u diray Muwaadiniinta Maraykanka ee Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweyne Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Maraykanka ee weli jooga Ukraine in ay degdeg uga baxaan dalkaas. Wuxuu sheegay in Ruushku ciidamo soo dhoobaya xadka uu dalkaa la leeyahay oo ay xiisaddu cakirantahay isaguna aanu doonayn inuu u diro ciidammo soo samatabixiya muwaadiniinta Maraykanka ah ee dalkaa jooga hadiiba ciidamadaa Ruushku dalkaa galaan. Biden […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Maraykanka ee weli jooga Ukraine in ay degdeg uga baxaan dalkaas.

Wuxuu sheegay in Ruushku ciidamo soo dhoobaya xadka uu dalkaa la leeyahay oo ay xiisaddu cakirantahay isaguna aanu doonayn inuu u diro ciidammo soo samatabixiya muwaadiniinta Maraykanka ah ee dalkaa jooga hadiiba ciidamadaa Ruushku dalkaa galaan.

- Advertisement -

Biden ayaa sheegay in Arrimuhu si degdeg ah ay isu baddeli karaan, waxa uuna hadalka madaxweynaha imaanaya kadib markii hogaamiyayaasha Estonia, Latvia iyo Lithuania ay ugu baaqeen xulafadooda NATO inay xoojiyaan taageerada militari ee bariga Yurub.

Ruushka ayaa si isdaba joog ah u beeninayay inuu jiro qorshe uu ku doonayo inuu weeraro Ukraine inkastoo in ka badan 100,000 oo askari ay ku xadka xadka ay la wadaagaan Ukraine.

Sidoo kale Ruushka ayaa uu bilaabay dhoolatus ciidan oo baaxad leh oo ay la samaynayso dalka ay jaarka yihiin ee Belarus, Ukrainna waxa ay ku eedaysay Ruushka in uu ka xannibay marinka badda madow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts