HomeWararKoonfur Galbeed oo shaacisay Jadwalka Doorashada 13 oo lagu qabanayo Baraawe

Koonfur Galbeed oo shaacisay Jadwalka Doorashada 13 oo lagu qabanayo Baraawe

Date:

Related stories

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Guddiga hirgelinta doorashada SEIT ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay Jadawalka 13 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal soo saareen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya 13-ka kursi ay bilaabaneyso 14 bishaan Febraayo, isla markaana doorashada kuraasta […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashada SEIT ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay Jadawalka 13 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraal soo saareen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya 13-ka kursi ay bilaabaneyso 14 bishaan Febraayo, isla markaana doorashada kuraasta ay kala dhici doonto laba maalmood.

- Advertisement -

Guddiga doorashada ayaa shaaciyay in doorashada kuraasta lasoo saaray qaar ay dhaceyso 16-ka bishaan, halka kuwo kalena la qabanayo 17-ka, waxaana doorashada kuraasta ka dhaceysaa Magaalada Baraawe oo ah Caasimadda rasmiga ee Koonfur Galbeed.

Shalay ayey markii Magaalada Baraawe lagu soo gaba-gabeeyay doorashada 13 kursi oo horey u soo saareen Guddiga doorashada, waxaana mar kale lagu wadaa in Magaaladaas ka dhacdo doorashada kuraasta Golaha Shacabka.

Latest stories