HomeWararCiidanka Amniga oo Mukhaadaraad ku qabtay Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Ciidanka Amniga oo Mukhaadaraad ku qabtay Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidanka Booliska Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan degmadaas kusoo qabtay maandooriyaha noocyadiisa kala duwan oo lagu qariyey qeybo kamid ah degmad Kaaraan. Guddoomiyaha degmada Kaaraan Abshir Maxamuud Maxamed ayaa waxaa uu sheegay in laamaha amniga degmadiisa ay gacanta kusoo dhigeen maandooriyeyaal farabadan oo uu xusay in […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan degmadaas kusoo qabtay maandooriyaha noocyadiisa kala duwan oo lagu qariyey qeybo kamid ah degmad Kaaraan.

Guddoomiyaha degmada Kaaraan Abshir Maxamuud Maxamed ayaa waxaa uu sheegay in laamaha amniga degmadiisa ay gacanta kusoo dhigeen maandooriyeyaal farabadan oo uu xusay in lagu qariyey guryo ku yaalla degmada iyo goobo kale oo kamid ah Suuqa.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay Guddoomiye Abshir Kaaraan in waxyaabaha gacanta lagu dhigay ay kamid yihiin Xashiish, caagag jiir-gaan ah oo ay ka buuxaan Calaq iyo tubaako farabadan, kuwaasi oo Maamulka soo bandhigay, kadib markii laamaha amniga soo qabteen.

Guddoomiye Abshir ayaa tilmaamay in Maamulka degmada uu tallaabo sharci ah ka qaadi cid kasta oo isku dayda inay maandooriyaha noocyadiisa kala duwan ku iibiso Kaaraan, wuxuuna si Cad u sheegay in dadkaas ay bartilmaameedsan doonaan.

Gaba-gabadii Guddoomiye Abshir Maxamuud Maxamed ayaa shacabka ugu baaqay inay ka hortega maandooriyaha kala shaqeeyaan laamaha amniga, isla markaana wuxuu Ciidanka ammaanka Booliska ku amray inay soo qabtaan cid kasta oo lagu arko arrintan.

Latest stories