HomeWararWasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxa WFP

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxa WFP

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya  El-Khidir Daloum. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaaraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg-deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay. El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir Duran Farah uga mahad celiyay sida […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya  El-Khidir Daloum.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaaraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg-deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay.

- Advertisement -

El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir Duran Farah uga mahad celiyay sida Xukuumadda Soomaaliya ay u fududaynayso hawllaha gurmadka abaaraha, waxaana uu sheegay in dhankooda ay ku dadaalayaan in dadka cunada u baahan gargaarku si dhaqse ah u gaaro.

Ugu dambayn Wasiirka Gaadiidka ayaa boggaadiyay dadaalka WFP waxaana uu dhanka kale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay gacmaha is qabsadaan iskuma gargaaraan.

 

Latest stories