HomeWararDEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waxaa Goordhow qarax xoogan uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ceel-gaabta ee degmada Xamar-Jajab ee Gobolka, waxaana qaraxaas dhacay jugtiisa inta badan laga malqay inta badan degmooyinka Gobolkaan Banaadir. Warar hordhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow qarax xoogan uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ceel-gaabta ee degmada Xamar-Jajab ee Gobolka, waxaana qaraxaas dhacay jugtiisa inta badan laga malqay inta badan degmooyinka Gobolkaan Banaadir.

Warar hordhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ah, isla markaana uu ku qarxay Isgoyska Ceel-gaabta.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxaas ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan oo ay fureen ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska dowladda ayaa isku gadaamay aaga oo dhan, isla markaana xiray, sidoo kalena waxaa socda gurmad loo sameeynayo dadka waxyeelada gaartay…

Qaraxa ayaa dhacay, xili wadada Isgoyska Ceel-gaabta ay xiran tahay, isla markaana loo xiray Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, taasi oo ka socota Dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiye ee Muqdisho.

Latest stories