HomeWararMadaxweyne Cali Guudlaawe oo Amar siiyey Maamulka Hiiraan iyo Hay’addaha Amniga

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Amar siiyey Maamulka Hiiraan iyo Hay’addaha Amniga

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka Gobolka. Madaxweynaha ayaa kulankaan warbixin uga dhageystay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan degmooyinka iyagoo  ka warbixiyay xaaladaha nololeed ee ka jira deegaanada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka Gobolka.

Madaxweynaha ayaa kulankaan warbixin uga dhageystay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan degmooyinka iyagoo  ka warbixiyay xaaladaha nololeed ee ka jira deegaanada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Madaxweynaha uga Warbixiyey abaaraha baahsan ee ka jira Gobolka si gurmad  deg deg ah loogu sameeyo deegaanada ugu daran ee abaaruhu ka jiraan.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa balan qaaday in gurmad biyo dhaamin iyo gargaar la gaarsiin doono deegaanada iyo degmooyinka ay abaaraha ka jiraan.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ugu dambeyn faray Maamulka Gobolka in si deg deg ah uga shaqeeyaan amniga iyo xasilinta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, si looga hortago falalka amni darro ee xiliyada qaarkood halkaas ka dhaca.

Latest stories