HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Khasaaraha Madaafiic ku dhacday Magaalada Baraawe

Faah faahin kasoo baxeysa Khasaaraha Madaafiic ku dhacday Magaalada Baraawe

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tirro Madaafiic ah oo dhowr iyo toban daqiiqo kahor kusoo dhacday qeybo kamid ah Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ahna Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed. Jugta Ilaa saddex hoobiye ayaa laga malqay Baraawe oo laba kamid ah ay ku dhaceen xaafadda Dayax ee ku taalla […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tirro Madaafiic ah oo dhowr iyo toban daqiiqo kahor kusoo dhacday qeybo kamid ah Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ahna Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Jugta Ilaa saddex hoobiye ayaa laga malqay Baraawe oo laba kamid ah ay ku dhaceen xaafadda Dayax ee ku taalla dhabarka dambe ee Xarunta Madaxtooyada Baraawe oo ay ka soocto doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad.

- Advertisement -

Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in madaafiicda ku dhacday xaafadda Dayax ay ku dhaawacmeen Hooyo iyo Gabar ay dhashay, waxaana si deg deg ah loogula cararay Xarun Caafimaad, si looga dabiibo waxyeelada kasoo gaartay hoobiyeyaasha.

Sidoo kale hal hoobiye  kale ayaa ku dhacay xeebta Magaalada Baraawe, waxaana Madaafiicda, kadib la maqlay rasaas ay fureen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan ee Magaaladaas.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in laamaha amniga Magaalada ay bilaabeen howlgalo lagu xaqiijinayo amniga Baraawe oo ay ka socoto doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka, iyadoona halkaas ay ku sugan yihiin Musharaxiin farabadan…

Latest stories