HomeCaalamkaDunida oo ku jahwareersan tallaabada uu qaadi doono Putin

Dunida oo ku jahwareersan tallaabada uu qaadi doono Putin

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Tobanaan kun oo ciidamada Ruushka ah ayaa la geeyay meel u dhow xudduudda Ukraine; iyadoo ay sii kordhayaan hadallada lidka ku ah reer galbeedka ee Moscow, miyaa loo fasiran karaa in trallaabadani ay tahay horudhac dagaal.

Si la mid ah inta badan saxafiyiinta ajnabiga ah ee ku sugan Moscow, waxaan haystaa taleefoon lambarka xafiiska warbaahinta ee Aqalka Kremlin-ka balse waxa aan haysan ayaa ah khad toos ah oo ku xiran maskaxda Vladimir Putin oo aan ka ogaan kara qorshahiisa dhabta ah.

- Advertisement -

Malaha isaga oo kaliya ayaa garanaya waxa qorshihiisu yahay. Haatan gudaha iyo dibaddaba, qof kastaaba waa uu qiyaasayaa qorshihiisa, balse waxyaabaha qaar waa ay cad yihiin.

Latest stories