HomeWararQarama Midoobay oo war ka soo saartay Xaaladda abaaraha

Qarama Midoobay oo war ka soo saartay Xaaladda abaaraha

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay in 13 milyan oo qof oo ku nool Geeska Afrika ay soo food saartay gaajo daran, taasi oo ay sababta abaaraha ba’an ee ka jira deegaanka. In kabadan 10 milyan oo qof oo ku nool dallalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya ayaa wajahaya Gaajo daran, […]

- Advertisement -

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay in 13 milyan oo qof oo ku nool Geeska Afrika ay soo food saartay gaajo daran, taasi oo ay sababta abaaraha ba’an ee ka jira deegaanka.

In kabadan 10 milyan oo qof oo ku nool dallalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya ayaa wajahaya Gaajo daran, xili gobolka Geeska Afrika laga diiwaan galiyay roob la’aantii ugu darnayd tan 1981.

- Advertisement -

Soomaaliya oo kaliya dad ka badan 5 milyan oo qof ayay saameeyeen abaarraha ku dhuftay, waxana laga dayrinyaa xaaladda dadka ku barakacay waxyeelada ay geysatay.

Hay’adda WFP ayaa codsanaysa $327m oo doollar si wax looga qabto abaarta ka jira gobolka. Gargaar degdeg ah haddii aan la helin, hay’adda WFP waxay ka digtay in dhibaato bini’aadantinimo ay lama huraan noqon doonto.

Latest stories