HomeWararMark Zuckerberg oo ku hanjabay in uu dalal badan ka xirayo Facebook...

Mark Zuckerberg oo ku hanjabay in uu dalal badan ka xirayo Facebook iyo Instagram

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Mark Zuckerberg ayaa ku hanjabay in uu Yurub ka xiri doono Facebook iyo Instagram marka la eego muran la xiriira ilaalinta xogta ay la leeyihiin gobolka . Meta ayaa soo saartay diginin iyadoo sheegeysa in ay dhici karto in ay xirto adeegyadaas haddii Yurub aanay oggolaan in ay raacdo sharciyada ilaalinta xogta iyo xog isweydaarsiga […]

- Advertisement -

Mark Zuckerberg ayaa ku hanjabay in uu Yurub ka xiri doono Facebook iyo Instagram marka la eego muran la xiriira ilaalinta xogta ay la leeyihiin gobolka .

Meta ayaa soo saartay diginin iyadoo sheegeysa in ay dhici karto in ay xirto adeegyadaas haddii Yurub aanay oggolaan in ay raacdo sharciyada ilaalinta xogta iyo xog isweydaarsiga .

- Advertisement -

Taas ayaa macnaheedu yahay in xogta dadka ee gaarka ah laga soo waarido adeegyo xafidan oo yaalla Yurub halkaas oo si aad ah loogu maamulo sharciyo ka shaqeeya Mareykanka .

Meta ayaa sheegtay in shirkadda ay u dhowdahay in ay joojiso in ay bixiso wax soo saarkeeda ugu muhiimsan iyo adeegyadeeda, haddii aan sharciyada shirkaddu ku duusho la hirgalin.

Meta ayaa sheegtay in qeybinta xogaha u dhaxeeeya dalalka iyo gobolada ay tahay mid culus si loo biixyo adeeeg.

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla Yurub ayaa hor istaagtay in sidaas ay sameyso sirkadda sanadkii 2020kii wa in la ilaaliyaa xogta isticmaalayaasha adeegyadan ee Yurub lagana ilaaliyo in xogtooda la wadaago ama la iibsado iyagoo aan ogeyn.

Iyadoo sidaas ay Meta digniin ku bixisay hadana afhayeen u hadlay ayaa yiri ‘’ Ma dooneyno ujeedkeenana ma aha mana jiro qorshe ah in aan ka guurno Yurub laakiin waxaa xaqiiqo ah in Meta, ganacsiyo kale ,ururo kale iyo adeegyo kale ay ku tiirsan yihiin isweydaarsiiga xogta ee u dhaxeysa Yurub iyo Mareykanka si ay caalamka ugu qabtaan adeeg wanaagsan

Latest stories