HomeWararAfhayeenka G/ Doorashooyinka “muddo sedex bilood ah, wax mushahaar ah ma aynaan...

Afhayeenka G/ Doorashooyinka “muddo sedex bilood ah, wax mushahaar ah ma aynaan qaadan”

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Xilli doorashada Golaha shacbaka ay ka socota Soomaaliya ayaa guddiga doorashooyinka ee heer federaal waxaa ay sheegeen inay haysato cabaqad dhaqaale oo ay la qabaan sidoo kale guddiyada heer maamul goballeed. Afhayeenka guddiga doorashada ayaa sheegay in muddo sedex bilood ah aysan qaadanin wax mushahaar ah, guddigana uu soo food saaray dhaqaalaha yaraan baahsan. Waxaa […]

- Advertisement -

Xilli doorashada Golaha shacbaka ay ka socota Soomaaliya ayaa guddiga doorashooyinka ee heer federaal waxaa ay sheegeen inay haysato cabaqad dhaqaale oo ay la qabaan sidoo kale guddiyada heer maamul goballeed.

Afhayeenka guddiga doorashada ayaa sheegay in muddo sedex bilood ah aysan qaadanin wax mushahaar ah, guddigana uu soo food saaray dhaqaalaha yaraan baahsan.

- Advertisement -

Waxaa ay sidoo kale beeniyeen in guddiga guryahooda laga saaray ayna been abuur tahay waraqadda barha bulshadda la kula dhex marayyo ee lagu sheegay in gudiga la siiyay maalmo kooban in ay uga baxaan guryaha ay deggan yihiin.

Guddiga ayaa sheegay in dhaqaalihii loogu tala galay doorashooyinka aan loo helin sidii la rabay isla markaana beesha caalamku ay shuruudo ku xirtay bixinta dhaqaalahaas. Sida uu afhayeeenka guddiga doorashooyinka heer federaal Axmed Aden Dagaal Axmed Safiina u sheegay Warbaahinta.

Arrintan ayaa kusoo adeyso iyadoo la qorsheyay in doorashada gollaha shacabka la la soo gabagabeeyo 25-ta bishan Febraayo.

Latest stories