HomeWararXubno katirsan G/Xalinta khilaafaadka oo Baraawe u amba-baxay iyo ujeedka socdaalkooda

Xubno katirsan G/Xalinta khilaafaadka oo Baraawe u amba-baxay iyo ujeedka socdaalkooda

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban  Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Baraawe ee Dowlad Goboleedka Konfurgalbeed. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 3 xubnood ayaa goobjoog waxay ka noqon doonaan doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka dhici doonta Magaalada Baraawe. Mas’uuliyiinta Guddiga ayaa sheegeen in […]

- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban  Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Baraawe ee Dowlad Goboleedka Konfurgalbeed.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 3 xubnood ayaa goobjoog waxay ka noqon doonaan doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka dhici doonta Magaalada Baraawe.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta Guddiga ayaa sheegeen in Guddigu uu marwalba diyaar u yahay ka garnaqida Khilaafaadka Doorashada Dadban ee golaha shacabka Baarlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya.

Doorashada Golaha shacabka ayaa haatan dardar xooggan ku socota, waxaana magaalooyinka ka socota doorashada, oo ay maamul Goboleedyada dalku qabanayaan, waxaana lafilayaa in lasoo gababayeyo 25ka bisha oo horay loogu heshiiyay in lagu so oaf jaro.

Latest stories