HomeWararUrurka Midowga Afrika oo Somalia usoo magacaabay haweeney bedaleysa Simon

Ururka Midowga Afrika oo Somalia usoo magacaabay haweeney bedaleysa Simon

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Guddiga midowga Afrika ayaa soo magacaabay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya iyo ku xigeenka madaxa ergada, xili horay ay Soomaaliya u cayrisay Simon Malungo oo ahaa ku xigeenkii hore wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya, kaas oo Soomaaliya laga cayriyay kadib markii lagu eedeeyay inuu dambiyo ka geystay dalka. Haweenayda […]

- Advertisement -

Guddiga midowga Afrika ayaa soo magacaabay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya iyo ku xigeenka madaxa ergada, xili horay ay Soomaaliya u cayrisay Simon Malungo oo ahaa ku xigeenkii hore wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya, kaas oo Soomaaliya laga cayriyay kadib markii lagu eedeeyay inuu dambiyo ka geystay dalka.

Haweenayda lasoo magacaabay ayaa lagu magacaabaa Fiona Lortan, waxaana door ugu muhiimsan ee loosoo maagcaabay uu yaahy  in ay door ka qaadato marxaladda kala guurka ah ee Soomaaliya ay hadda ku jirto.

- Advertisement -

Waxaana Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka Danjire Bankole Adeoyeee uu sheegay in  Midowga Afrika ay ka go’an tahay xaqiijinta Soomaaliya xasillooni lagu soo dabbaalo dalka.

Haweenayda lasoo Magacaabay ayaa waxaa ay ku  biirtay guddiga Midowga Afrika May 2002 waxayna ka soo shaqeysay doorar kala duwan oo lagu xaqiijinayo nabadda iyo amniga qaaradda, waxaana magaalada Khartoum ee dalka Suudaan, iyada oo xubin ka ah guddiga fulinta heerka sare ee Midowga Afrika ee Suudaan iyo Koonfurta Suudaan.

Latest stories