HomeWararMaxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug?

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug?

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay wada qaateen kulan gaar ah. Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Qoorqoor ayaa diiradda lagu saaray  dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka Alshabaab.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay wada qaateen kulan gaar ah.

Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Qoorqoor ayaa diiradda lagu saaray  dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka Alshabaab.

Latest stories