HomeWararCiidamada DANAB oo Howgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Jubbada Hoose

Ciidamada DANAB oo Howgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay degaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Saraakiil ka tirsan ciidanka DANAB ayaa warbaahinta u sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa burburinta goobo ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaano ka tirsan gobolka, waxayna ciidamadu ku guuleysteen […]

- Advertisement -

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay degaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

Saraakiil ka tirsan ciidanka DANAB ayaa warbaahinta u sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa burburinta goobo ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaano ka tirsan gobolka, waxayna ciidamadu ku guuleysteen inay xaqiijiyaan ammaanka deegaanadii ay gaareen, waa sida uu sheegay Sarkaal ka tirsan Ciidanka DANAB.

- Advertisement -

Deegaanada kala ah Sanguuni, Muuse Xaajji, Arraare iyo Koban oo dhamantood ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayey ciidamadu cagta mariyeen.

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa si joogto ah howlgallo kala duwan uga fuliya degaanada fog-fog ee gobollada koonfurta Soomaaliya, waxayna inta badan degaanadaasi ka dhaca, iska hor imaadyo dhex mara iyaga iyo Al-Shabaab.

Latest stories