HomeWararXaalad cabsi ah oo ka taagan Magaalada Baladweyne

Xaalad cabsi ah oo ka taagan Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Xaaladda Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka kacsan, xili Gudaha Magaalada lagu arkayo Ciidammo aad u hubyyan oo lasoo dhoobay qaybo ka mid ah Xaafadaha. Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in haatan ay dareemayaan xaalad cabsi ah, maaddaaama sida ay sheegeen ay Ciidanka mucaaradka ahi ay gaadiid dagaal soo dhoobeen waddooyinka waa weyn. […]

- Advertisement -

Xaaladda Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka kacsan, xili Gudaha Magaalada lagu arkayo Ciidammo aad u hubyyan oo lasoo dhoobay qaybo ka mid ah Xaafadaha.

Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in haatan ay dareemayaan xaalad cabsi ah, maaddaaama sida ay sheegeen ay Ciidanka mucaaradka ahi ay gaadiid dagaal soo dhoobeen waddooyinka waa weyn.

- Advertisement -

Ciidanka lasoo dhoobay waddooyinka magaalada ayaa waxaa la sheegay in ay ka hortagi doonaan isku dayo la sheegay in la doonayo in uu Magaalada baladweyne ku tago Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Horay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa uga dhacay dagaalo khasaaro badan dhaliyay oo u dhexeeyay Ciidanka Dowladda iyo kuwa Hirsahbeelle oo dhinac ah iyo xoogagga kacdoonka ah ee hubaysan,kuwaasi oo kasoo hor jeeda Maamulka Cali Guudlaawe.

Latest stories