HomeWararTiro Carruur dhimasho iyo dhaawacba ka soo gaartay dab qabsaday guri ay...

Tiro Carruur dhimasho iyo dhaawacba ka soo gaartay dab qabsaday guri ay ku jireen

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Allaha u naxariistee laba Carruur ah ayaa ku dhintay, halka laba kalena ku dhaawacmeen dab ka kacay guri jiingada oo ku yaala agagaarka garoonka Boorama ee degmada Sheekh Cismaan. Ciidanka Dab-demiska Boorama oo goobtaas gaaray, isla markaana gurmad u fidiyay qoyska , ayaa dabkaa ka xakameeyeen gurigii , iyadoo intaa kadibna la sameeyay samatabixinta iyo […]

- Advertisement -

Allaha u naxariistee laba Carruur ah ayaa ku dhintay, halka laba kalena ku dhaawacmeen dab ka kacay guri jiingada oo ku yaala agagaarka garoonka Boorama ee degmada Sheekh Cismaan.

Ciidanka Dab-demiska Boorama oo goobtaas gaaray, isla markaana gurmad u fidiyay qoyska , ayaa dabkaa ka xakameeyeen gurigii , iyadoo intaa kadibna la sameeyay samatabixinta iyo in maydka laga soo saaro guriga.

- Advertisement -

Labada carruur ah ee dabka ku dhintay ayaa kala ahaa Deeqsan Sheekh Muuse Maxamed oo 3 Sanno jir ah iyo Aragsan Sheekh Muuse Maxamed oo 9 bilood jirtay, halka labada dhaawaca ah ay kala yihiin Muxumed Sheekh Muuse oo 5 sanno jiray iyo Khaalid Sheekh Muuse oo 8 sanno jiray.

Ciidanka oo la wareegay guriga ayaa bilaabay baarista waxa uu dabku  ka dhashay, waxaana dhaawacii iyo dhimashadii la gaarsiiyay isbitaalka, waxaana wararka qaar ay sheegeen in carruurta guriga kor looga xiray oo looga tegay, iyadoo ciidamada ay arrintaas ka digeen in carruurta guryaha kaligood looga tegayo.

Latest stories