HomeWararFarmaajo oo Magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Saambiya

Farmaajo oo Magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Saambiya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir-madexeedka Midowga Afrika ee ka socda Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kulan doceed kula qaatay Madaxweynaha dowladda Saambiya Hakainde Hichilema. Kulanka labada Madaxweyne Farmaajo iyo  Hakainde ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga ku qotoma danaha labada Dowladood […]

- Advertisement -

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir-madexeedka Midowga Afrika ee ka socda Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kulan doceed kula qaatay Madaxweynaha dowladda Saambiya Hakainde Hichilema.

Kulanka labada Madaxweyne Farmaajo iyo  Hakainde ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga ku qotoma danaha labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Saambiya.

- Advertisement -

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ayaa sidoo kale kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraaha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal.

Labada dhinac ayaa ka wada arrinsaday horumarinta iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Itoobiya ee dhinacyada amniga, ganacsiga, dhaqaalaha, deris wanaagga iyo horumarka iyo xaaladda guud ee Gobolka Geeska Afrika.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaa uu kulamo kale la yeelan doonaa qaar kamid ah Madaxda ka qeyb galeysa Shir-madexeedka Midowga Afrika.

Latest stories