HomeCaalamkaWiilkii yaraa ee Marooko Rayaan kuna dhacay Ceelka oo Geeriyooday

Wiilkii yaraa ee Marooko Rayaan kuna dhacay Ceelka oo Geeriyooday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka naga soo gaaraya waddanka Marooko ayaa sheegaya in Rayan, wiilkii yaraa ee muddada shanta maalmood aheyd ku jiray godka ceelkii uu ku dhacay uu geeriyooday. Howlwadeennada gurmadka degdega ayaa muddaba ku mashquulsanaa sidii ay wiilkaasi nolol ugu soo bixin lahaayeen, iyadoo daqiiqado ka hor ay ku guulaysteen inay wiilka soo saaraan. Aqalka Boqortooyada ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya waddanka Marooko ayaa sheegaya in Rayan, wiilkii yaraa ee muddada shanta maalmood aheyd ku jiray godka ceelkii uu ku dhacay uu geeriyooday.

Howlwadeennada gurmadka degdega ayaa muddaba ku mashquulsanaa sidii ay wiilkaasi nolol ugu soo bixin lahaayeen, iyadoo daqiiqado ka hor ay ku guulaysteen inay wiilka soo saaraan.

- Advertisement -

Aqalka Boqortooyada ee dalkaasi ayaa bayaan uu soo saaray dhawaan waxaa lagu sheegay in wiilka uu dhintay ka hor inta aanay kooxaha gurmadka degdega ah soo badbaadin.

Boqor Maxamed-ka 6-aad oo ah boqorka dalkaasi Marooko ayaa u tacsiyeeyay waalidiinta dhalay Rayan.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts