HomeWararDacwad lagu soo oogay Haweeney Soomaali oo Canug ay dhashay uga tagtay...

Dacwad lagu soo oogay Haweeney Soomaali oo Canug ay dhashay uga tagtay Goob Ganacsi

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Haweeney Soomaali ah oo lagu magacaabo Faaduma Maxamed Nuuriye ayaa Canug yar oo ay dhashay oo jira sannad iyo saddex bilood uga tagtay dukaan ku yaalla Magaalada Columbus ee dalka Mareykanka, waxaana Haweeyneyda lagu soo ooga dacwad. Ciidanka Booliska Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa sheegay inay Faaduma Maxamed oo 20 sanno jir ah ku […]

- Advertisement -

Haweeney Soomaali ah oo lagu magacaabo Faaduma Maxamed Nuuriye ayaa Canug yar oo ay dhashay oo jira sannad iyo saddex bilood uga tagtay dukaan ku yaalla Magaalada Columbus ee dalka Mareykanka, waxaana Haweeyneyda lagu soo ooga dacwad.

Ciidanka Booliska Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa sheegay inay Faaduma Maxamed oo 20 sanno jir ah ku soo oogeen dacwad ah in ay halis gelisay nolosha wiilkeeda yar oo ay dukaan uga dhaqaaqday.

- Advertisement -

Booliska Gobolka Ohio ayaa abaaro 7:45 habeenimo xalay gacanta kusoo dhigay Haweeneyda Soomaalida ah ee dukaanka uga dhaqaaqday Canugeeda, kaddibna waxaa la geeyay Saldhiga Booliska Columbus.

Laamaha amniga ayaa su’aalo weydiiyay Faaduma Maxamed Nuuriye oo ku eedeeyeen inay wiilkeeda yar ka tagtay, isla markaana waxaa Booliska ay Faaduma kusoo oogeen dacwad la xiriirta khatarta ay gelisay wiilka yar.

Sababta ku kaliftay Faaduma Maxamed inay wiilkeeda goob dukaan ah oo gaaskana laga gato uga takto weli lama shaacinin, Ciidamada Booliska ayaana shalay baadi-goob ugu jiray sidii ay ku heli lahaayeen waalidka wiilka yar.

- Advertisement -

Latest stories