HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo kulan la qaatay ku-xigeenka Wakiilka Q/Midoobey

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo kulan la qaatay ku-xigeenka Wakiilka Q/Midoobey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa galabta kulan la qaatay ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Kiki Gbeho. Madaxweynaha Iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay saameynta baahsan ee abaartu ku yeelatay deeganada iyo dadka reer Galmudug iyo sidii gargaar degdeg ah loola soo gaari lahaa dadka iyo duunyada ay saameysay. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa galabta kulan la qaatay ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Kiki Gbeho.

Madaxweynaha Iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay saameynta baahsan ee abaartu ku yeelatay deeganada iyo dadka reer Galmudug iyo sidii gargaar degdeg ah loola soo gaari lahaa dadka iyo duunyada ay saameysay.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka dhexmaray Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Kiki Gbeho ayaa looga arrinsaday xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda gaar ahaan doorashooyinka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa weli ku sugan Magaalada Muqdisho, wuxuuna wadaa kulamo uu la yeelanayo qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka, isagoo kala hadlaya wax ka qabashada xaaladda Abaaraha ee ka jira deegaannada Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts