HomeWararK/Galbeed oo shaacisay Jadwalka kuraasta ugu horreeysa ee lagu dooranayo Baraawe

K/Galbeed oo shaacisay Jadwalka kuraasta ugu horreeysa ee lagu dooranayo Baraawe

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddiga hirgelinta doorashada SEIT ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay Jadawalka 7 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal soo saareen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya todobada kursi ay bilaabaneyso 8-da bishaan Febraayo, isla markaana doorashada kuraasta […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashada SEIT ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay Jadawalka 7 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraal soo saareen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya todobada kursi ay bilaabaneyso 8-da bishaan Febraayo, isla markaana doorashada kuraasta ay kala dhici doonto laba maalmood.

- Advertisement -

Guddiga doorashada ayaa shaaciyay in doorashada kuraasta lasoo saaray qaar ay dhaceyso 9-ka bishaan, halka kuwo kalena la qabanayo 10-ka, waxaana doorashada kuraasta ka dhaceysaa Magaalada Baraawe oo ah Caasimadda rasmiga ee Koonfur Galbeed.

Latest stories