HomeCaalamkaCiidamada gaarka ah ee Mareykanka oo hogaamiyihii Ururka Daacish dilay

Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka oo hogaamiyihii Ururka Daacish dilay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Weerar Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ay ka fuliyeen waqooyi-galbeed ee dalka Suuriya ayaa lagu beegsaday hoggaamiyaha kooxda jihaad doonka ah ee IS, sida uu ku dhawaaqay madaxweyne Joe Biden. “Waxaa mahad leh ciidamadeena qalabka sida ee xirfadda iyo geesinimada leh, waxaan dilnay Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Aqalka Cad. […]

- Advertisement -

Weerar Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ay ka fuliyeen waqooyi-galbeed ee dalka Suuriya ayaa lagu beegsaday hoggaamiyaha kooxda jihaad doonka ah ee IS, sida uu ku dhawaaqay madaxweyne Joe Biden.

“Waxaa mahad leh ciidamadeena qalabka sida ee xirfadda iyo geesinimada leh, waxaan dilnay Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Aqalka Cad.

- Advertisement -

“Dhammaan Ciidammadii ku lugta lahaa howlgalka ayaa si nabad ah ku soo laabtay”, ayuu raaciyay Mr Biden.

Latest stories