HomeWararWasiiru Dowle ka tirsan Xukuumadda Xilgaarsiinta oo Xildhibaan loo doortay

Wasiiru Dowle ka tirsan Xukuumadda Xilgaarsiinta oo Xildhibaan loo doortay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#268 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Doorashada kursiga HOP#268 ayaa waxaa uu qorshahu ahaa inay ku tartamaan Musharaxiinta Axmed Muumin Waaliye iyo Maxamed Cali Xagaa oo ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka […]

- Advertisement -

Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#268 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Doorashada kursiga HOP#268 ayaa waxaa uu qorshahu ahaa inay ku tartamaan Musharaxiinta Axmed Muumin Waaliye iyo Maxamed Cali Xagaa oo ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta.

- Advertisement -

99 Ergo ayaa coddeeysay doorashada kursigaan oo uu ku guuleystay Maxamed Cali Xagaa oo loogu coddeeyay Cod gacan taag ah, kadib markii uu doorashada ka tanaasulay Musharax Xildhibaan Axmed Muumin Waaliye Ibraahim oo la tartami lahaa Xagaa.

Kursiga Hop268 ayaa waxaa dhowrkii sanno ee la soo dhaafay uu ku fadhiyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Cali Xagaa oo mar labaad la doortay.

Doorashada kuraas kale oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa haatan ka socota Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye.

Latest stories