HomeWararTurkiga oo ku dhawaaqay Duqeymo ka dhan ah Kurdiyiinta Ciraaq iyo Suuriya

Turkiga oo ku dhawaaqay Duqeymo ka dhan ah Kurdiyiinta Ciraaq iyo Suuriya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka  Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta, oo ay ku jiraan xeryo tababar iyo goobo lagu keeydiyo Rasaasta, oo ku yaalla Ciraaq iyo Waqooyiga Suuriya. Dhammaan Diyaaradihii howlgalka ka qeyb qaatay ayaa dib ugu laabtay goobihii ay ka soo kaceen, sida […]

- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka  Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta, oo ay ku jiraan xeryo tababar iyo goobo lagu keeydiyo Rasaasta, oo ku yaalla Ciraaq iyo Waqooyiga Suuriya.

Dhammaan Diyaaradihii howlgalka ka qeyb qaatay ayaa dib ugu laabtay goobihii ay ka soo kaceen, sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga, inkastoo wasaaraddu aanay ka war bixinin khasaaraha ka dhashay howlgalka.

- Advertisement -

War-saxaafadeedka wasaaradda ayaa lagu sheegay in howlgalkan dhanka circa ah lagu beegsaday maleeshiyaadka Kurdiyiinta oo saldhigyo ku leh dalka Ciraaq iyo Suuriya, kuwaas oo uu Turkigu u arko kooxo Argagixiso ah.

Dhankeeda, waaxda la dagaalanka Argagaxisada ​ Ciraaq ayaa sheegay in Diyaaradaha Dagaalka Turkiga ay duqeeyeen dhowr  ay ka geeysteen dhawr goobood oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyada Kurdiyiinta ee PKK, iyaga oo tilmaamay in Weeraradaasi ay geysteen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Maleeshidaadka Kurdiyiinta.

Latest stories