HomeWararSomalia oo Midowga Africa iyo Beesha Caalamka kala wareegaysa ammaanka guud ee...

Somalia oo Midowga Africa iyo Beesha Caalamka kala wareegaysa ammaanka guud ee dalka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga JFS iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Agaasimahiisa, Xafiiska Lataliyaha Amniga Qaranka, XDS, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Dalalka Ciidamada Ka joogaan Soomaaliya iyo xubna ka socda beesha caalamka ayaa kawada hadalay sidii Soomaaliya ay u hanan laheyd Amniga Guud ee […]

- Advertisement -

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga JFS iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Agaasimahiisa, Xafiiska Lataliyaha Amniga Qaranka, XDS, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Dalalka Ciidamada Ka joogaan Soomaaliya iyo xubna ka socda beesha caalamka ayaa kawada hadalay sidii Soomaaliya ay u hanan laheyd Amniga Guud ee Dalka.

Shirkan oo daba socday shir dabayaaqadii bishii Januaary ee sanadkan ka dhacay Addis Ababa ee Xaruunta Midowga Afrika, kaasoo looga arrinsanayey Qorshaha Qaran ee Kala-guurka, fulinta mandate ka cusub ee lagu heshiiyey, waxaa sidoo kalena waxbixin laga dhageystey guddiga farsamo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika, u diyaar garowga howlgalka cusub ee labada (2) sano soo socota, fulinta wixii lagu heshiiyey, casharada laga baran karo wixii qabsoomey iyo xaqiijinta sidii ay Dowladda Soomaaliyeed u gaari laheyd hanashada amniga guud ee dalka.

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa u mahad celiyey garab istaagga Midowga Africa iyo Beesha Caalamka sida ay u garab istaageen Soomaaliya, isagoona sheegay in dowlada soomaaliya ay ka go’antahay dardargelinta howlaha horyaala

Latest stories