HomeCaalamkaWaa sidee xaaladda furinta hore ee Ukraine?

Waa sidee xaaladda furinta hore ee Ukraine?

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Furinta hore ee bariga Ukraine, ayaa ahgoob aad u baraf badan, hubka darandooriga u dhaca ee yaalla furintana waa kuwo la rideynin iminka.

Ciidamada ayaa ku jira dhufeysyadooda, oo u qodan sida kuwii la isticmaali jirey dagaalka labaad ee adduunka, waxeyna halis ugu jiraan in si fududshish yahanadda ay madaxa uga toogtaan.

- Advertisement -

Colaadda halkan ka taagan ayaa daganeyd tan iyo sanadkii 2014-kii, markaasi oo ciidamaddagooni-goosadka oo aytaageeraanxukuumadda Moscow, ay qabsadeen qeybo ka mid ah gobolka Donbas.

Ugu yaraan 13,000 oo qof ayaa dhintay, kuwaasi oo isugu jirey dagaal yahanno iyo dad rayid ah.

Hadda hoggaamiyeyaasha Reer Galbeedka ayaawaxeyka digayaan in musiibo taa kaweyn ay dhici karto, haddii uuRuushka kuduulodalka Ukraine.

- Advertisement -

Haddii uu duullaan kaasi ka suuro galo furinta hore ee bariga Ukraine, waxey noqon kartaa meesha ugu nugul ee ay dhibaatada ugu badan ka dhicidoonto.

Maria waxey isku dayeysaa ineysan ka murogoonin waxaasi oo dhan.Waa askariyad katirsan Ukraine oo 26 jir ah, oo la hadashay BBC-da, iyadoo ku hubaysan qoriga AK-47 Kalashnikov.

Waxey ka tirsan tahay guutada 56-aad ee ciidamada lugta ee Ukraine. Ciidanku waxey naga codsadeen inaan adeegsano oo kali ah magaceeda koowaad, si aan uga hortagno in baraha bulshada lagu faafiyo.

“Waxaan aad isaga ilaaliyaa inaan dhex galo siyaasadda, sidoo kale aan daawado wararka. Waxaa aad isugu dayaa inaanan welwelin, si aaney cabsi ii galin, waa wax aad ugu adag qof walbo, laakiin dareenkeenu aad ayuu u sarreeyaa” ayey tiri Maria.

Maria ayaa waxaa walaalola ah wiilal dhowr ah oo labo kamid ahna waxey ka tirsanyihiin ciidamadda ilaalada qaranka Ukraine. Walaalkeed ugu yarna waxaa uu kamid yahay ragga furinta hore ku jiro.

Latest stories