HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabay Wasiiro Cusub

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubno cusub ee Golaha Wasiiradda Maamulkaasi. Lafta-gareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, sidoo kalena waxaa uu magacaabay Wasiiro cusub oo beddalaya xubnihii xilalka laga qaaday. Areegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubno cusub ee Golaha Wasiiradda Maamulkaasi.

Lafta-gareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, sidoo kalena waxaa uu magacaabay Wasiiro cusub oo beddalaya xubnihii xilalka laga qaaday.

- Advertisement -

Areegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed cabdi casiis Xasan maxamed lafta-gareen ayaa lagu sheegay in Wasiiro Cusub loo magacaabay Wasaaradaha kala ah: Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta,Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka iyo Wasaaradda kaluumaysiga iyo kheyraadka.

Hoos ka akhriso Warqadda magacaabista

Latest stories