HomeCaalamkaMadaxweynaha Yuhuudda oo safar uu Taariikhi ku tilmaamay ku jooga Imaaraatka

Madaxweynaha Yuhuudda oo safar uu Taariikhi ku tilmaamay ku jooga Imaaraatka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa kusugan dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta, waana safarkii ugu horeeyey ee ay halkaasi ku tagaan madax katirsan Israa’iil. Markii uu sii amba baxayey, Mr Herzog, waxa uu sheegay in maalin waliba qofku aanu heysan fursad uu ku sameyn karo wax taariikhda gala. Kulanka uu la qaatey madaxda Imaaraatka Carabta, ayaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa kusugan dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta, waana safarkii ugu horeeyey ee ay halkaasi ku tagaan madax katirsan Israa’iil.

Markii uu sii amba baxayey, Mr Herzog, waxa uu sheegay in maalin waliba qofku aanu heysan fursad uu ku sameyn karo wax taariikhda gala.

- Advertisement -

Kulanka uu la qaatey madaxda Imaaraatka Carabta, ayaa kusoo beegmaya iyadoo xiisadda mandiqadda ay mar kale cirka isku shareertey.

Bishan laba jeer weeraro ay ka fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn dalka Imaaraatka, taasoo ay ka danbeeyeen kooxda Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iiraan.

Israa’iil ayaa u balan qaadey iney ka kaalmeyneyso Imaaraatka sirdoonka iyo dhanka amniga.

- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil, Naftali Bennett, ayaa safar shaqo ku tagey Imaaraatka bishii hore, si uu usii xoojiyo xiriirka, kadib markii labaddan dal ay xiriirkooda ka dhigeen mid caadi ah sanadkii 2020-ka.

Latest stories