HomeWararKhadiijo Diiriye oo mar kale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ah

Khadiijo Diiriye oo mar kale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ah

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa mar kale kusoo baxday doorashada mid  ka mid ahaa kuraasrta Golaha shacabka Baarlaaamnka 11aad oo manta doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirsahbeelle. Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#097 ee golaha shacabka Baarlaanka Fderaalka Soomaaliya. Doorashada Golaha shacabka ayaa si toos ah uga bilaaabtay Magaalada […]

- Advertisement -

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa mar kale kusoo baxday doorashada mid  ka mid ahaa kuraasrta Golaha shacabka Baarlaaamnka 11aad oo manta doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirsahbeelle.

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#097 ee golaha shacabka Baarlaanka Fderaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Doorashada Golaha shacabka ayaa si toos ah uga bilaaabtay Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle, waxaana doorashdooda la qabtay lix kursi oo ka tirsan Golaha shacabka.

Latest stories