HomeCaalamkaCiidamada Ruushka oo laga cabsi qabo in ay weerar ku qaadaan dalka...

Ciidamada Ruushka oo laga cabsi qabo in ay weerar ku qaadaan dalka Ukraine

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Waxaa marba marka ka dambeysa cirka isku sii shareereysa xiisadda u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine.

Waxaa laga cabsi qabaa in ciidamada Ruushka ee la soo dhoobay xadka dalkaasi ay weerar ku qaadaan Ukrain.

- Advertisement -

Marka loo barbar dhigo awoodda militariga dalka Ruushka, Ukarine isuma dhigmaan oo waxaa ka awood badan Ruushka .

Balse dalka Ukraine ayaa 20 sano ee u dambeeyay waxay dhiseen militari oo xooggan.

Dalalka reer Galbeedka gaar ahaan Mareykanka ayaa taageerada militari ee ugu badan siinayay dalka Ukraine.

- Advertisement -

Tirada cidamada Ukraine ayaa sida uu qoray wargeyska ka faalooda arrimaha militariga ee globalfirepower waxaa ay gaaraysaa 200,000 oo askari oo imika howlgali kara.

Waxaa sidoo kale jira 250,000 oo ah ciidamada keydka.

Latest stories