HomeWararBeesha Caalamka oo farriin u soo dirtay Somaliland

Beesha Caalamka oo farriin u soo dirtay Somaliland

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in Somaliland, ay xaqiijiso iney dhacdo mustaqbalka doorashooyinka soo socda ee la filayo inay sannadkan dhacaan, iyo hanaanka la marayo, iyadoo la doonayowadahadal loo dhan yahay oo la isku afgarto in jadwalka doorashooyinka lagu qabto. Waxaa sidoo kale muhiim ah bay yiraahdeen bayaanka ay maanta soo saareen Beesha Caalamka, in si […]

- Advertisement -

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in Somaliland, ay xaqiijiso iney dhacdo mustaqbalka doorashooyinka soo socda ee la filayo inay sannadkan dhacaan, iyo hanaanka la marayo, iyadoo la doonayowadahadal loo dhan yahay oo la isku afgarto in jadwalka doorashooyinka lagu qabto.

Waxaa sidoo kale muhiim ah bay yiraahdeen bayaanka ay maanta soo saareen Beesha Caalamka, in si waafaqsan shuruucda iyo dastuurka Somaliland, la xaqiijiyo in doorashada ay ka dhex muuqdaan dhinacyada kala duwan ee siyaasadda, marka laga hadlayo ka qayb galka dumarka, dhallinyarada iyo dadka laga tirada badan yahay.

- Advertisement -

Beesha Caalamka ayaa bogaadisay doorashooyinkii Baarlamaanka iyo Golaha Deegaanka ee dhacey sanadkii hore ee 2021-ka.

Wufuud ka socota Beesha Caalamka, ayaa safar shaqo ku tagey Somaliland 24-kii illaa iyo 27-kii bishan Janaayo ee sanadkan 2021-ka.

Waxey dhiiri galiyeen Beesha Caalamka hannaanka is xukunka ee dimuqraadiyadda.

Latest stories