HomeWararAMISOM oo mar kale dad shacab ah ku dishay Shabeellaha Hoose

AMISOM oo mar kale dad shacab ah ku dishay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in 1 qof uu ku gèeeriyoodey 2 kale dhaawac soo gaarey kadib markii ciidamada howlgalka midowga Africa ee loosoo gaabiyo AMISOM ay madaafiic ku garaaceen degmada gudaha degmada Qoryooley. Arintan oo ka dhacdey xaafaadda Hodan ayaa argagax ku noqotay dhamaan shacabka magaaladan, iyadoona […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in 1 qof uu ku gèeeriyoodey 2 kale dhaawac soo gaarey kadib markii ciidamada howlgalka midowga Africa ee loosoo gaabiyo AMISOM ay madaafiic ku garaaceen degmada gudaha degmada Qoryooley.

Arintan oo ka dhacdey xaafaadda Hodan ayaa argagax ku noqotay dhamaan shacabka magaaladan, iyadoona dadka dhibka gaaray isku qoys ahaayeen, saaka ayaana dhaawaca loosoo qaadey magaalada muqdisho.

- Advertisement -

Ciidamada oo ah ururka degan degmada ayay shacabka deegaanku sheegen in xaley Salaadda Cishaha kadib ay bilaabeen rididda hubka culus oo aan la ogeyn waxa ay ugu danlahaayeen.

AMISOM ayaa sidan oo kale dad shacab ah ugu leysay deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolkaasi, waxaana horay ay dad shacab ugu laayeen Degaanka Golweyn.

Maamulka iyo saraakiisha degmada wali kama hadlin arintan ka dhacdey degmada ay xukumaan.

Latest stories