HomeWararTaliyeyaal Ciidan oo loo magacaabay Amniga goobta Doorashada G/Shacabka ee Jowhar

Taliyeyaal Ciidan oo loo magacaabay Amniga goobta Doorashada G/Shacabka ee Jowhar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliyaha Booliska dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Taliyaha amniga doorashada G/sare Xasan Dhicisoow Xasan ayaa magacaabay Taliyeyaasha Amniga goobaha doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Magaalada Jowhar. Wareegto uu soo saaray Taliye Xasan Dhicisoow ayaa waxaa uu Taliyaha Ciidanka sugaya  amniga goobta ay ka dhaceyso doorashada Golaha Shacabka ee Jowhar u magacaabay Mukhtaar Cabdulle Nuur iyo Taliye […]

- Advertisement -

Taliyaha Booliska dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Taliyaha amniga doorashada G/sare Xasan Dhicisoow Xasan ayaa magacaabay Taliyeyaasha Amniga goobaha doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Magaalada Jowhar.

Wareegto uu soo saaray Taliye Xasan Dhicisoow ayaa waxaa uu Taliyaha Ciidanka sugaya  amniga goobta ay ka dhaceyso doorashada Golaha Shacabka ee Jowhar u magacaabay Mukhtaar Cabdulle Nuur iyo Taliye laba xidigle Muuse Salaad Wehliye.

- Advertisement -

Taliyaha Booliska dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Taliyaha amniga doorashada G/sare Xasan Dhicisoow Xasan ayaa faray Saraakiisha la magacaabay inay gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta berri oo Isniin ah ay ka bilaabato doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista.

- Advertisement -

Latest stories