HomeWararMadaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Maanta kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Maanta kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiita Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Amb. Tina Intelmann. Kulanka dhexmaray Sheekh Shariif iyo Safiir Tina Intelmann ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xaaladdihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka Soomaaliya […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiita Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Amb. Tina Intelmann.

Kulanka dhexmaray Sheekh Shariif iyo Safiir Tina Intelmann ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xaaladdihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka Soomaaliya gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka socda.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka labada dhinac ayaa waxaa looga arrinsaday Arrimaha ammaanka dalka, Abaaraha baahsan ee xiligaan jira iyo kaalmada ay Midowga Yurub ku bixiyaan Soomaaliya, iyo taageerada ay siiyaan dowladda Federaalka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiita Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Midowga Yurub uga mahadceliyay taageerada ay siiyaan dowladda Federaalka, taasi oo ku saleysan dhinacyo kala duwan.

Latest stories