HomeCaalamka51 Qof oo lagu Eedeeyay inay dileen khuburo ka tirsan QM oo...

51 Qof oo lagu Eedeeyay inay dileen khuburo ka tirsan QM oo toogasho lagu xukumay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Maxkamad ku taalla dalka Jamhuriyadda Dimoqraadiga ee Congo ayaa Sabtidi shalay dil ku xakuntay, 51 qof qof oo lala xiriirinayo dilka khubaro u shaqeynayay Qaramada Midoobay oo la dilay sannadki 2017-kii. Sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka ayaa ka mid ah dadka lagu xakumay dilka, halka nin korneel ah oo ka mid ah millatariga lagu xakumay […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla dalka Jamhuriyadda Dimoqraadiga ee Congo ayaa Sabtidi shalay dil ku xakuntay, 51 qof qof oo lala xiriirinayo dilka khubaro u shaqeynayay Qaramada Midoobay oo la dilay sannadki 2017-kii.

Sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka ayaa ka mid ah dadka lagu xakumay dilka, halka nin korneel ah oo ka mid ah millatariga lagu xakumay 10 sano oo xarig ah.

- Advertisement -

Qaar badan oo ka mid ah dadka dilka lagu xakumay ayuu xakunka ku dhacay iyaga oo maqan.

Dhammaantood ayaa waxaa loo heystaa dilka Zaida Catalan oo u dhalatay Sweden iyo Michael Sharp oo Mareykan ahaa, kuwaas oo la khaarijiyay xilli ay ku guda jireen baaritaan la xiriiray dagaallo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo malleeshiyo hubeysan oo ka dagaallanta gobolka dhexe ee Kasai.

Latest stories