HomeWararSafiirka Somalia ee Qaramada Midoobay oo Dacwo ka gudbiyay Wiil uu dhalay...

Safiirka Somalia ee Qaramada Midoobay oo Dacwo ka gudbiyay Wiil uu dhalay Eng. Yariisow

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Amb. Abuukar Cismaan Baalle ayaa dacwad ka gudbiyay Xoghayaha koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Newyork Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo  ah Wiil uu dhalay Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Danjire Abuukar Baalle iyo Xoghaye Maxamed C/raxmaan Cumar ay […]

- Advertisement -

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Amb. Abuukar Cismaan Baalle ayaa dacwad ka gudbiyay Xoghayaha koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Newyork Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo  ah Wiil uu dhalay Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Danjire Abuukar Baalle iyo Xoghaye Maxamed C/raxmaan Cumar ay isku qabteen shir uu dhowaan ka qeyb galay Maxamed C/raxmaan.

- Advertisement -

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya QM Amb. Abuukar Cismaan Baalle ayaa diblomaasi Maxamed Cabdiraxmaan ku dacweeyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda xilgaarsiinta, kana dalbaday in aanay wada shaqeyn karin.

Waxaa horay u jiray in mar ay isku dhaceen, balse markii dambe la xaliyay, waxaana la sheegayaa in laga yaabo in Maxamed C/raxmaan loo wareejiyo Washington ama Geneva, sida laga soo xigtay ilo wareedyo War-gal ah.

Dowladda Federaalka ayaa Maxamed Cabdiraxmaan Cumar u magacaawday Xoghayaha koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Newyork, markii uu dhintay Allaha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow.

Latest stories