HomeWararGuddiga Doorashada Somaliland oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 8 kursi oo hor leh

Guddiga Doorashada Somaliland oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 8 kursi oo hor leh

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Guddiga maamulka doorashada kuraasta Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo shaaciyay  Jadwalka doorashada 8 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad dowladda Federaalka Soomaaliya . Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Somaliland ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta ergada wax dooraneysa iyo diiwaan-gelinta Musharaxiinta ku tartamaya 8-da  kursi ay bilaabaneyso 1 bisha soo socota ee […]

- Advertisement -

Guddiga maamulka doorashada kuraasta Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo shaaciyay  Jadwalka doorashada 8 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad dowladda Federaalka Soomaaliya .

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Somaliland ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta ergada wax dooraneysa iyo diiwaan-gelinta Musharaxiinta ku tartamaya 8-da  kursi ay bilaabaneyso 1 bisha soo socota ee Febraayo 2022.

- Advertisement -

Guddiga ayaa shaaciyay in doorashada kuraasta tirsigoodu kala yihiin Hop#270, Hop#271, Hop#218, Hop#226, Hop#269, Hop#268, Hop#267 iyo Hop#236 la qaban doono bisha 2-da bisha Febraayo, waxaana doorashada ka dhaceysaa Magaalada Muqdisho.

Guddiga maamulka doorashada kuraasta Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa si dardar leh u wada qabashada doorashada kuraasta Golaha Shacabka, waxaana haatan la doortay 24 Xildhibaan oo kasoo jeeda Somaliland, halka kuwo kalena ay weli harsan yihiin.

Latest stories