HomeWararGuddiga Doorashada Galmudug oo qabanaya Doorashada 5 kursi oo Golaha Shacabka ah

Guddiga Doorashada Galmudug oo qabanaya Doorashada 5 kursi oo Golaha Shacabka ah

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa soo saaray Liiska 5 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay qabashada doorashada 5 kursi oo Golaha Shacabka ah oo maalmaha soo socda doorashadoodu ka dhici doonto Magaalada Dhuusamareeb […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa soo saaray Liiska 5 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay qabashada doorashada 5 kursi oo Golaha Shacabka ah oo maalmaha soo socda doorashadoodu ka dhici doonto Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas.

- Advertisement -

Guddiga ayaa diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Golaha Shacabka ee lasoo saaray la bilaabaya 2 bisha soo socota ee Febraayo 2022, isla markaana doorashada la qaban doono 3 Febraayo, taasi oo ka dhaceysa Dhuusamareeb.

Maalin kahor ayey markii Guddiga doorashada Maamulka Galmudug uu qabtay doorashada shan kursi oo mid kamid ah kuraastaas uu kusoo baxay Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Xasan Saadaq Joon.

Latest stories