HomeWararSweden oo Soomaaliya ka taageeraysa sare u qaadista adeegyada Cadaaladda

Sweden oo Soomaaliya ka taageeraysa sare u qaadista adeegyada Cadaaladda

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho rasmi ah ku tegey Xafiiska Safaaradda Sweden ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Safiirka Safaarada Mr. Per Lindgarde, Madaxa hurumarinta Mashaariicda Mr. Petra Smitmanis Dry iyo Lataliyaha sare ee sareynta sharciga (rule of law expert) Ms. Sophie Omoro. Wasiirka Cadaaladda ayaa […]

- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho rasmi ah ku tegey Xafiiska Safaaradda Sweden ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Safiirka Safaarada Mr. Per Lindgarde, Madaxa hurumarinta Mashaariicda Mr. Petra Smitmanis Dry iyo Lataliyaha sare ee sareynta sharciga (rule of law expert) Ms. Sophie Omoro.

Wasiirka Cadaaladda ayaa kala hadlay madaxda Safaaradda xoojinta wadashaqeynta iyo garab-istaaga bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya. sidoo kale, waxaa ku wehliyey booqasha Lataliyaha sare ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda Mr. Ibraahim Cabdullaahi Aadam.

- Advertisement -

Ugu dambeyn, iyada oo la eegayo xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka-dhexeeya Safaaradda Sweden iyo Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya ayaa waxa ay isku raaceen in Safaaraddu qeyb muhiim ah ka qaadato dar-dar galinta iyo taageeridda Mashruucyada lagu tayeynayo Sare u qaadista adeegyada Cadaaladda ee Dalka

Latest stories