HomeWararShil dhaliyay khasaro isugu jira  dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Nugaal.

Shil dhaliyay khasaro isugu jira  dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Nugaal.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Gudomiyaha Gobolka Nugaal Iyo Taliyah Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Oo Gurmad U Fidiyay Shil Gaari Oo Sababay Dhimashada 6 Qof Iyo Dhawaca 3 Qof Oo Ka Dhacay Tuulooyinka Salaama Iyo Libaaxo Dhexdooda Ee Gobolka Nugaal. Gudomiyaha Gobolka Iyo Taliyaha Qaybta Oo Tagay Halka Uu Shilku Ka Dhacay Ayaa Gurmad U Fidiyay Dadkii Waxyeeladu Soo Gaartay […]

- Advertisement -

Gudomiyaha Gobolka Nugaal Iyo Taliyah Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Oo Gurmad U Fidiyay Shil Gaari Oo Sababay Dhimashada 6 Qof Iyo Dhawaca 3 Qof Oo Ka Dhacay Tuulooyinka Salaama Iyo Libaaxo Dhexdooda Ee Gobolka Nugaal.

Gudomiyaha Gobolka Iyo Taliyaha Qaybta Oo Tagay Halka Uu Shilku Ka Dhacay Ayaa Gurmad U Fidiyay Dadkii Waxyeeladu Soo Gaartay Kuwaaso Loo Soo Qaday Isbitaalka Garowe.

- Advertisement -

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa U Tacsiyadeeyay Qoysaskii Ay Ka Geryooden 6da Qof Halka Kuwii Dhacwacmayna Alle U Weydiiyay Inuu U Boga Dhayo.

Taliye Xussen Cali Ayaa Sidoo Kale U Mahadceliyay Ciidamada Booliska Degmada Dongaronyo,Ciidamada Wadooyinka,Shirkada Korontada Ee Nec,Sarakiisha Cafimaadka Ee Isbitaalka Guud Ee Garowe Iyo Cidwalba Oo Ka Qayb Qadatay U Gurmashada Shilkan.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa Darewalada Ugu Baaqay Inay Ilaaliyaan Badqabka Dadka Ay Wadaan.

Latest stories