HomeWararXukuumadda oo Amartay in si Degdeg dib loogu soo celiyo Ciidankii la...

Xukuumadda oo Amartay in si Degdeg dib loogu soo celiyo Ciidankii la geeyay Baladweyne

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Golaah Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta kulan ka yeeshay Xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyadoo Shirka uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xsueen Rooble. Kulanka ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha taagan oo ay ka mid yihiin Ciidankii dhawaan Dowladdu ku daabushay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan iyo arrimaha amniga. […]

- Advertisement -

Golaah Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta kulan ka yeeshay Xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyadoo Shirka uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xsueen Rooble.

Kulanka ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha taagan oo ay ka mid yihiin Ciidankii dhawaan Dowladdu ku daabushay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan iyo arrimaha amniga.

- Advertisement -

Golaha Wasiirrada ayaa isku raacay in ciidammada la geeyay magaalada Beledweyne sida ugu dhaqsiyaha badan looga soo saaro, laguna celiyo xeryahoodii, iyadoo la faray Wasiirada iyo Taliyeyaasha amniga in aan Ciidammada Qaranka loo isticmaalin laguna sumcad dilin arrimaha siyaasadda laguna koobo shaqadooda ah sugidda Amniga Dalka.

Ra’iisul Wasaarare Rooble ayaa magacaabay Guddi Wasiirro ah Hirshabelle iyo Waxgaradka Beledweyne kala Shaqaynayaa dajinta Xiisadda iyo xal u helista Khilaafka taagan.

Waxaana Guddiga uu magacaabay RW Rooble ay ka kooban yihiin Shan Wasiir, waxaana ka mid ah  Wasiirka amniga iyo Wasiirka amniga, kuwaasi sheegay in aysan waxba kala socon Ciidanka la geeyay baaldweyne, oo aa waxba lagala tashan.

- Advertisement -

Golaha ayaa sidoo kale ka dooday cabsi gelin ay sheegeen  Al-Shabaab ay ku hayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee Suuqa Bakaaraha, waxaana la faray Wasaaradda Amnigu in ay qaaddo tallaabooiynka ku habboon.

Latest stories