HomeWararMaxay ka wada hadleen Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo qadka Telefoonka wada-hadal...

Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo qadka Telefoonka wada-hadal ku yeeshay?

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan labada dhinac. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan labada dhinac.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka qadka teleefoonka Farmaajo iyo Sheekh Tamiim Bin Xamad ayaa waxaa looga hadlay xaaladdihii ugu dambeeyay ee Arrimaha siyaasadda dalka iyo doorashooyinka muddo dhaafka noqday.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani uga mahadceliyay taageerada ay siiyaan dowladda Federaalka iyo mashaariicda ay ka fuliyaan gudaha dalka.

Dowladda Qatar ayaa waxaa ay la sheegaa inay xiriir dhow la leedahay Madaxda haatan talada dalka heysa ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Latest stories