HomeCaalamkaTaalibaan oo Yurub ka bilowday wada-hadallo ay la yeelaneyso Reer-galbeedka

Taalibaan oo Yurub ka bilowday wada-hadallo ay la yeelaneyso Reer-galbeedka

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Wafdi ka socda maamulka Taliban oo ku sugan Magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa bilaabay wadahadalallo diiradda lagu saarayo arrimo ay kamid yihiin gargaarka bani’aadanimo iyo ilaalinta xuquuqda Aadanaha oo ay la leeyihiin bulshada rayidka ee Afghanistan. Qurba joogta reer Afghanistan ayaa dibad-baxyo ay kaga soo horjeedaan Taalibaan ku qabtay Magaalada Oslo ee dalka Norway. […]

- Advertisement -

Wafdi ka socda maamulka Taliban oo ku sugan Magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa bilaabay wadahadalallo diiradda lagu saarayo arrimo ay kamid yihiin gargaarka bani’aadanimo iyo ilaalinta xuquuqda Aadanaha oo ay la leeyihiin bulshada rayidka ee Afghanistan.

Qurba joogta reer Afghanistan ayaa dibad-baxyo ay kaga soo horjeedaan Taalibaan ku qabtay Magaalada Oslo ee dalka Norway.

- Advertisement -

Wafdiga Taliban ee Oslo gaaray ayaa sidoo kale markii ugu horeysay Yurub kula kulmi doona diblomaasiyiinta dalalka galbeedka tan iyo markii ay qabsadeen dalka Afganistan.

Ururka Taalibaan ayaa bartamihii sanadkii hore ee 2021 la wareegtay guud ahaan dalka Afghanistan, waxaana tan iyo wixii ka dambeeyay markaas dadka reer Afghanistan ay wajahayeen xaaladdo Bani’aadanimo oo darran.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa horaanta bishaan Janaayo ka dhawaajiyay in malaayiin reer Afgaanistaan ​​​​ay u baahan yihiin gargaar binii’aadanimo oo degdeg ah oo wax ka tara macluusha iyo dhaqaale xumida ka jirta dalkaasi.

Latest stories