HomeWararSomaliland oo soo saartey xeerka xakameynta tahriibka

Somaliland oo soo saartey xeerka xakameynta tahriibka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Golaha wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyey xeerka xakameynta iyo la dagaallanka tahriibka iyo ka ganacsiga dadka. Axmed Nuur Guruuje, oo ah guddoomiyaha guddiga xildhibaannada ee xeerkan soo diyaariyey, ayaa carabka ku dhuftey inuu sharcigan qabanayo hey’ad iyo shaqsiba. Guruuje, ayaa tilmaamey tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka bani’aadamka iney yihiin laba dambi oo weyn, oo haatan […]

- Advertisement -

Golaha wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyey xeerka xakameynta iyo la dagaallanka tahriibka iyo ka ganacsiga dadka.

Axmed Nuur Guruuje, oo ah guddoomiyaha guddiga xildhibaannada ee xeerkan soo diyaariyey, ayaa carabka ku dhuftey inuu sharcigan qabanayo hey’ad iyo shaqsiba.

- Advertisement -

Guruuje, ayaa tilmaamey tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka bani’aadamka iney yihiin laba dambi oo weyn, oo haatan wixii ka danbeeya aaney Somaliland u dulqaadan doonin dadka ku kaca dambiyadan.

Wuxuu xusey Guruuje in haddii dadka wax tahriibinaya ay dilaan qof kamid ah dadka ay tahriibinayaan, in iyaguna la toogan doono, sida uu dhigayo xeerka lasoo saarey.

Xeerka ayaa loo gudbinayaa madaxweyne Muuse biixi, si uu qalinka ugu duugo.

Latest stories